Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay nin la sheegay in uu kamid ahaa saraakiisha Al Shabaab ee ka dagaalanta gobolada Jubooyinka, waxa uuna ninkan isku soo dhiibay ciidanka Jubbaland ee ku sugan deegaanka Baar Sanguuni. Ninkan kasoo goostay Al Shabaab ayaa magaciisa lagu sheegay Sharmaarke Cabdinaasir Axmed , waxaana ninkan mudo 10-sano kamid ah kooxda Al … Continue reading Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)